Khudbadii Ra’iisul Wasaare Saacid barlamaanka u jeediyey oo arrimo dhowro ah uu kaga hadley

52

Ra’iisul wasaaraha somalia Mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta ka jeediyay khudbad dheer Xarunta baarlamanka somalia kadib markii manta lagu hor dhaariyay wasiir ku xigeenada iyo wasiir dowlayaasha.

Mudane Saacid Ra’iisul wasaraha somalia ayaa ka hadlay arrimo badan oo ku aadan gobolada dalka somalia.oo ay ku jirto maamulka Somaliland iyo arrinta Kismaayo.

HALKAAN KA DHAGAYSO KHUDBADDA DR SAACID


Ra’iisul wasaaraha oo hadaliisa uu dheeeraa ayaa ugu mahad celiyay xildhibaanada sida wanaagsan ay u ansixiyeen golihisa wasiirada.

You might also like More from author

Comments are closed.