Wareysi: Wasiirada Arrimaha Dibada Somalia Fowsiya Yusuf X. Aadan oo London ku sugan

20

Fowsiya iyo waftiga la socday oo  si weyn loogu soo dhaweeyey Airportka Caalamiga ah ee Heathrow International ayaa waxa soo buux dhaafiyey dadweyne kasoo baqoolay daafaha magaaladda London.Waxa ka mid ahaa dadkii soo dhaweeyey madax sare oo ka tirsan dawlada Soomaaliya iyo qaar ma mid ah hogaamiyayaasha jaaliyada Soomaalida ee dalkan Ingiriiska




Raysal Wasaare ku xigeenka anha Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Foosiya Yusuf X Adan oo saxaafada hadalo kooban siisay waxa ay ugu horeyn aad ugu mahad-naqday jaaliyadda Soomaalida ee dalkan Ingiriiska sida quruxda badan ee losoo dhaweeyey,waxa kale oo ay sheegtay in safarkeedu uu ku saabsan yahay kulamo ay la qaadanayso madaxda Dalkan Ingiriiska dhawaan iyo safaro ay ku kalo bixinayso meelo la mid ah Yurub oo ay usii dhaafi doonto.

Idale News

You might also like More from author

Comments are closed.