Wasiirka Warfaafinta oo Kismaayo geeyay Idaacad FM iyo weliba qalabka Televisionka SNTV

0 33

[audio:http://dhanaan.com/dhanaan/wp-content/uploads/2012/12/Warbixintii-Cilmooge.mp3]
Wasiirka Warfaafinta,boostada,isgaarsiinta iyo dalxiisaka ayaa la hadlay shacabka magaalada Kismaayo ka hor intii uusan ku laabanin magaalada Muqdisho.Wasiirka ayaa sheegay in shacabka Kismaayo uwaday idaacad FM oo laga dhageysan karo 200km oo wareeg ah.Wasiirka ayaa ka warbixiyay muhiimada ay idaacada u leedahay shacabka Kismaayo isagoo sheegay in Dowladu ay tabar yari haysato balse aysan waxba la hagranayin.Hadalkii uu wasiirku ujeediyay shacabka Kismaayo halkan hoose ka dhageyso

Wasiirka warfaafinta ayaa looga fadhiyaa in sidaas iyo si la mid ah gobollada dalka u gaarsiiyaan qalabkaan ay dowlada ugu talagashey dadka reer Kismaayo iyo deegaanada ku teeraarsan.

Idale News Kismaayo

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.