Daawo Sawirada Wafdiga Dowlada Somalia ee booqanaayo Kismaayo

22

Wafdigii ugu balaaarnaa ebid ee dowladda Soomaaliya u dirto gobalk ka mid ah goballada dalka ayaa waxay isugu jiraa wasiiro, wasiiru dowleyaal, wasiir ku xigeeno, xildhibaano, taliyaasha ciidamada, iyo masuuliyiin kale ayaa waxay kulmo iyo indha indhadeyn xaalada guud ee gobalka la qaateen masuuliyiinta gacanta ku haysta magaalada Kismaayo.


Daawo Sawirada masuuliyiinta dowlada iyo madaxda kale ee maamulka gobalka Jubbada Hoose:

Idale News Kismaayo

You might also like More from author

Comments are closed.