Daawo Dhacdadaan ku dhacdey Somalida degan Zambia oo uu sababey nin Ganacsade Somali ah oo diley nin shaqaale u ahaa

0 63

Dil nin ganacsade Soomaali oo ku nool dalka Zambia uu u geystey nin shaqaale u ahaa oo mushaarkiisa 2da bilood ee ugu dambeysay ku lahaa ayaa sababtey in falal aargudasho ah lagula kaco Somalidii faraha badaneyd ee ku noolaa magaalada Ndola ee dalka Zambia, sidoo kalena boob loogu geysto dukaanadii iyo ganacsigii Somalidu ku lahaayeen magaaladaas.

Daawo dhibka halkaas ka dhacey baaxaada uu la eg yahay “Soomaalidii halkaas degneyd oo dadweyne ka careysan dilka ninka Zambiyaanka ah loo geystey ayaa boobey gurigii ganacsadaha Soomaaliyeed, sidoo kalena boobey dukaamadii Somalida”.
Booliiska Zambia ayaa xakameyn waayey dadkaas careysan hase ahaatee waxay markii dambe isku dayeen inay badbaadiyaan dadkii Somalida ee halkaas degnaa oo naftooda ay halis u gashey Zambiyaanka ka careysan dilka muwaadinkooda loo gaysatey.

<

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.