Dhageyso: Sarkaal ku sugan Doolow oo sheegey in aan loo baahaneyn in maamul degdeg loo dhiso Jubooyinka & Gedo

35

Mid ka mid ah saraakiisha ka soo jeeda Degmada Garbahaarey oo Gobalka Gedo ayaa sheegey inuusan dow ahayn in maamul loo sameeyo jubooyinka iyo Gedo  iyadoo degmooyinka goboladaasi aysan gacantooda ugu jirin, waxuunsa sheegey in uu la qabo Madaxweynaha Soomaaliya in maamul u sameynta goboladaasi lala sugo deganaan rasmi ah oo goboladaas ka dhalatey.

Dhageyso wareysiga Sarkaalka oo ku sugan Degmada Doolow ee Gobolka Gedo

You might also like More from author

Comments are closed.