Wafdigii Madaxweyne Xasan oo caawa ka soo ambabaxey Turkiga kuna soo jeedo Mogadisho

23

Wafdi uu hogaaminaayey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo beryahaan booqasho rasmi ah oo qaadatey 4 cisho ku joogey dalka Turkiga ayaa caawa ka soo ambabaxey Turkiga, iyagoo ku sii jeeda magalaada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya. Wafdiga madaxweynaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Ataturk International Airport ee magaalada Istanbul ku sii sogootiyey masuuliyiin sar sare oo dowlada Turkiga ka tirsan iyo masuuliyiinta safaarada Soomaaliya ee Ankara iyo ardey wax ka barata dalkaasi Turkiga.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa intii ay ku sugnaayeen Turkiga waxay masuuliyiinta Turkiga isla gaarteen heshiisyo u badan dhanka amniga iyo socio-economic objectives.

Idale News Istanbul.

 

 

 

You might also like More from author

Comments are closed.