Ururka East African Community (EAC) oo dib u dhigey codsiga Somalia iyo South Sudan ay ku doonayeen xubinnimada ururka EAC

40

Madaxada dalalka xubnaha ka ah East African Community oo kala ah Uganda, Tanzania, Kenya, Ruwanda  iyo Burindi ayaa maalinta Jimcaha iskugu imaanaya magaalada Nairobi.

Ajeendaha shirka ayaa lagu sheegay inuu yahay mid looga hadlayo codsi xubinimo oo ay soo gudbisteen dalalka Somalia iyo Koonfurta Sudan. Waxaana warar hordhac ah ay sheegaan in la filaayo in ururku diidmo codsigoodaas sababo la xiriira arrimaha Xuquuqda Aadaminga, Amniga iyo siyaasada labadaas dal oo aan deganey.

Ururka EAC ayaa wadamada ku jiraan doonayaa iney mideeyaan arrimaha socdaalka, lacagaha, dhaqaalaha iyo arrimo kale oo badan

Warbixin arintan la xidhiidha hoos ka daawo

 

You might also like More from author

Comments are closed.