Magaalo Joog Xumo

0 131

Kooxda Heegan ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa waxay ka mid ahayd kooxda 2aad ee fanka somalia loogu jeclaa isla markaasna kaalin weyn ka soo qaadatey horumarinta suugaanta iyo fanka Soomaalida


waxaa xusid mudan in 30 sano ka hor kooxdu sameysey bandhig faneed aad loogu daba dhacey oo lagu magacaabi jirey “Magaalo Joog Xumo”, xiisaha ay majaajiladaas xambaarsaney laguma soo koobi karo qoraal kooban balse halkaan idinku soo gudbineynaa qaar ka mid ah sheekada oo aad ula dhici doontaan.

Kooxda Heega loogama baran oo kaliya maaweelinta iyo dhaqancelinta ummada balse waxay had iyo gooraale alifi jireen heeso iyo gabayo runtii xambaarsan macno iyo dareen aad weyn oo soo qabliga dhaqaajiyo.  .

sameeyey majaajiladaan aad ka loo jeclaa xiligaas, weli xiiso xambaarsan. Nala daawo: waxaa jilaayay, Marxuum Max’ud Ciise Timajilc, Axmed Garowe, Saciido, Adan Biid iyo Abwaanka Sugaal Abdulle

Daawasho Wacan

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.