Dhageyso:- Mid kamid ah Wax garadkii wax kasoo dhisay Maamulka Koofur galbeed oo beeniyey in dastuurka maamulkaasi la baal maray

0 138

Baydhabo(INO)-iyadoo uu af-hayeenkii maamulka koofur galbeed uu iska cazilay xilkii af-hayeenimo ee maamulkaasi kadib markii uu sheegay in madaxweynaha maamulkaasi uu baal marin ku sameeyey dastuurka maamulkaasi.


siyaad sheekh

Arintaasi waxaa ka war celiyey Nabadoon Aadan Isaaq Macalin halkaani ka dhageyso.

Idale News, Baydhabo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.