Daawo: Afhayeenkii Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Xilkiisii Iska Casiley, Sababtu Maxay tahay?

121

Muqdisho(INO)-Afhayeenka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Siyaad Sheekh Daahir Ayaa Maanta Ku Dhawaaqey inuu Iska Casiley Xilkii Afhayeennimada Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

siyaad

Siyaad sheekh daahir Oo Shir jaraa’id ku qabtey  Magalaada Muqdisho,  ayuu ku sheegey inuu iska casiley jagadii afhayeennimada Ee maamulka koonfur galbeed soomaaliya.

Halkan Ka Daawo.

 

Idale News Online, Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.