DEG DEG: Wasiirka Beeraha DF Soomaaliya Xalay la magacaabay oo Xilkii iska Casilay

0 152

Muqdisho(INO)-Waxaa xalay la magacaabay Wasiirada kamid noqonaya Xukuumada Soomaaliya waxaana mid kamid ah wasiiradaasi uu maanta ku dhawaaqay inuu xilkii loo magacaabay iska casilay.

breakingIdaleNews

Xuseen Maxamed Badni oo loo magacaabay Wasiirka Wasaarada Beeraha ayaa waxa uu sheegay in markii uu kulan la qaatay beesha uu kasoo jeedo ay umuujiyeen in aysan qanacsan xilkaasi.

Faah faahino intaan ka badan ma uusan bixin wasiirkaan xilkii loo magacaabay iska casilay.

Ma jirto dhinaca kale R/wasaaraha Dalka Cumar Cabdirashiid war kasoo baxay oo ku aadan Wasiirkaan xalay uu magacaabay ee hadana xilka iska Casilay.

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.