Dhageyso: Waa Sidee Xaalada Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Baakool+ Al-Shabab Lagu Laayey Degaan Hoostago Degmadaasi

102

Tiyeeglow(INO)-Guddoomiyaha degmadaasi ayaa sheegayin alshabaab ay gooyeen dhammaan waddooyinka soo gala degmada Tiyeeglow ee gobalka Bakool isla markaana ay jirin wax gar-gaar ah oo degmada gaaray.

tiyeeglow (1)

Xaaladda dadka ayuu ku tilmaamay mid halis ah oo haddii aan lala gaarin gurmad beni’aadanimo inay wajihi karaan xaalad adag.

Howlgallo ayuu sheegay in degmada hareeraheeda ay ka soconayaan si loo furo waddooyinka xiran, waxaana uu dowladda ugu baaqay in ay muujiso karti ay gargaar u gaarsiiso dadka degmadaasi ku nool

Halkan Dhageyso Codka Gudmmiyaha Degmada Tiyeeglow.

Idale News Online, Tiyeeglow.

You might also like More from author

Comments are closed.