Daawo: Madaxda IGAD & Hees cusub oo lagu soo dhaweeyay+Quruxda Caasimada Soomaaliya

83

Muqdisho(INO)-Kooxda Hobalada Waaberi ayaa Hees cusub oo deg deg ah ku soo dhaweeyeen madaxda wufuuda IGAD oo maalmahaan dambe ku soo qul qulayay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Somalia .

IGAD somalai

Waa markii ugu horeeysay mudo dhoor iyo labaatan sano ah ka dib oo magaalada Muqdisho ee caasimada Dalka lagu qabto shir caalami ah waxaana goobo badan oo muhiim ah laga taagay calamada dalalka IGAD ugu tunka weyn gaar ahaan kuwa Dalka dariska la ah.

Halkan Ka Daawo  Heesta IGAD.

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.