Dhageyso: La xisaabtanka wasiirada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo bilowday

0 124

Baydhabo(INO)-Waxaa magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ka bilowday la xisaabtanka golaha wasiirada maamulka Koofur Galbeed ee uu madaxweynaha ka yahay Shariif Xasan Sheikh Aadan.

Wasiirka warfaafinta maamulkaasi Ugaas Xasan Cabdi Maxamed oo lahadlay saxaafada ayaa sheegay in wasiiradaasi kulan ay ku yeeshen magaalada Baydhabo ay kula xisaabtameen labo wasaaradood.

Wuxuu sidoo kale sheegay in waxyaabaha ugu badan ee la weydiiyay ay kamid ahaayeen xirgelinta dhismaha magaalada Baydhabo iyo in lagu xiro layrar cadceeda ku shaqeeya.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.