Dhageyso:Qorshaha Hiigsiga Cusub Ee Soomaaliya 2016 oo Lagu Baaqay In laga Dhabeeyo

109

Muqdisho(SHL-NEWS)-Xubno ka tirsan gudiga arimaha dibada baarlamaanka Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay shirkii maalintii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay yeesheen xubnaha wasiirada arimaha dibada ee IGAD.

newDealBrussels

Xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar oo kamid ah xubnaha gudiga arimaha dibada baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in wax lagu farxo ay aheyd kulankii shalay.

Wuxuu soo jeediyay in dowlada Soomaaliya ay ka faa’ideysato fursadaha horyaala, lagana wada shaqeeyo sidii loo gaarsiin lahaa dalka doorasho ka dhacdo 2016.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Baydhabo.

You might also like More from author

Comments are closed.