Daawo: Gollaha Wasiiradda Dowlada KG Soomaaliya Oo Soo Dhaweeyey Shirka Wasiirada Dowladaha IGAD Ee Muqdisho

0 180

Baydhabo(INO)-Gollaha Wasiirada Koofur Galbeed Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay Baydhabo Janaay, ayagoona soo dhaweeyey Shirka wasiirada Arimaha Dibada dowladaha IGAD  Ee Dhacey Magalada Muqdisho.

Wasiirada KG somalia

Shirka oo Hogaaminayey Ku simaha madaxweynaha ahna wasiirka Beeraha iyo waraabka mudane maxamed xasn fiqi ayaa looga hadley arimo badan.

 Shirka waxaa warbixino lagoo dhageystey, wasiirada arimaha gudaha iyo maaliyada koonfur galbeed soomaaliya isla markaana waxaa kulankaa lagu soo dhaweey Gollo wasiiro oo  ka maqanaa xilliga laga Magacaaweyey Gollaha Wasiiradda Sida wasiirka Macdanta iyo Biyo, Wasiirka Caafimaadka iyo  Bataroolka.

Halkan Ka Daawo.

Idale News Online, Baydhabo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.