Dhageyso: Shirkii Urur Goboleedka IGAD Oo soo Idleeyay iyo Qodobada ka soo Baxay+Daawo Sawiradda

101

Muqdisho(INO)-  Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu soo idleeyay shirkii urur goboleedka IGAD ee ay lahaayeen wasiirada arimaha dibada ee urur goboleedkaasi, kaasi oo muddo 28 sano kadib ka dhacay magaalada Muqdisho.

Daa’uud Aweys, afhayeenka madaxtooyada Soomaaliya oo la hadlay saxaafada ayaa sheegay in shirkaasi uu ahaa mid ahmiyad weyn ugu fadhiyay dalka Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Halkan Ka Dhageyso.

B695hM9IEAAf5VoB695iHBIIAAAIFmB695j7JIYAAC2xRB695jBgIgAAuWUTB698MWKIMAAm5svB698MWKIMAAm5sv1B698MWKIMAAm5sv1-599x264B698NWQIQAAHWmQB698NWQIQAAHWmQ1u

You might also like More from author

Comments are closed.