Dhageyso:Sargaal Sare oo ku Sugan Luuq oo Shaaciyay Dagaal ka Dhan ah maamulka Jubaland

103

Luuq(INO)-Sargaal Sare oo ku Sugan Luuq oo Shaaciyay in maamulka Jubaland aysan ka talin dagmadaasi Luuq .

Luuq Dhaq dhaqaaq Ciidan

Siyaad Cabdul qaadir oo ah taliyaha Saldhiga Booliiska dagmadaasi Luuq ayaa sheegay in maamulka ay Jubaland u soo magacaabeen magaladaasi aysan ka shaqayn karin magalada .

waxa uu ku tilmaamay maamulka ay soo magacaabeen jubaland laba nin oo Tuugo ah sida uu hadalka u dhigay .

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Luuq.

You might also like More from author

Comments are closed.