Dhageyso: Dowlada KG Soomaaliya Oo Gudoomiye Cusub U Magacaawdey Degmada BuurHakaba Ee Gobolka Bay

0 107

Baydhabo(INO)-Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya ee Shariif Xasan Shiikh Aadan Hogaamiyo ayaa waxa maamul cusub umagacaabay Degmada Buur hakaba ee Gobolka Bay.

KG

Gudoomiyaha Cusub ee Degmada Buur hakaba ayaa loo magacaabay Cali Xasan Olambiko isagoo sheegay in Amniga uu ku dadaali doono wax ka qabashada degmadaasi.

Halkan Ka Dhageyso.

Wasiirka Arimaha Gudaha iyo dawladaha Hoose ee Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdiraxmaan Ibraahim Aadan ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyey waxyaabaha keenay in lasoo magacaabo Maamulka Degmada Buur Hakaba xilli maamul hore uga jiray halkaasi.

Idale News Online, Baydhabo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.