Dhageyso: Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan Iyo Danjire Neck Kay?

0 90

Muqdisho(INO)-Kulan ay wada Qaateen Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Wakiilka Gaarka Ah Ee Qaramada Midoobey  Dalka Soomaaliya Danjire Neck Kay, ayaa ka dhacey Magaalada Muqdisho.

shariif_iyo-Kay

Afhayeenka Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Siyaad Sheekh Daahir Ayaa Faah Faahin Dheeraad Ah Ka Bixiyey Wax yaabihii ay Kawada Hadleen labada Masúul.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.