Al-shabaabka Gobalka Bay Oo La Kulmay Arin Aysan Filey Ka dib Markii…

0 107

Goof-Gaduud(INO)-Al-shabaabka ku dhaqan gobalka Bay ayaa arin aysan fileyn la kulmay ka dib markii ay isku dayeen in ay weerar ku qaadaan deegaanka Goof-gaduud ee gobalkaasi, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal.

Alshabab

Al-shabaab ayaa loo ii gambaday markii ay cagta soo geliyeen deegaanka waxaa lagu bilaabay dagaal xoogan, iyaga oo meydad iyo dhaawacyo badan ka cararay.

Gudoomiyaha deegaankaasi Axmed Aadan Maxamed ayaa sheegay in ay ilaa hadda ku daba jiraan firxadka rag ka mid ah Al-shabaab.

Idale News Online, Goof-Gaduud.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.