Daawo:Midowga Africa oo ka warbixiyay Waxqabadkoodii Sanadkii Tagay Ee 2014

0 129

Muqdisho(INO)-Kadib Shir jaraa’id Ee uu Maanta ku qabtay Magaalada Muqdisho Danjiraha Midowga Africa u qaabilsan Arimaha somalia Mamadu  Siduku ayuu kaga hadlay wax qabadkii Ciidamada AMISOM Ee Somalia, Waxa uu sheegay in Waxyaabo badan ay u qabsoomeen Sanadkii tagay Ee 2014-ka isga uu carabka ku adkeeyay in ay Goobo badan Al-shabaab ay ka saareen Sanadkii 2014.

Halkan Ka Daawo Video.

DAJIRE MAMIdale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.