Dhageyso: Malaaq Shiino Oo Ka Hadlay Magacaabista Golaaha Wasiirada Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya

0 143

Baydhabo(INO)-Gudoomiyaha golaha guurtida ee shirka Koonfur Galbeed Malaaq Shiino ayaa soo dhaweeyay magacaabsita wasiirada maalintii shalay ahayd lagu dhawaaqay.

malaqShino

Malaaq Shiino ayaa kula dardaarmay wasiirada la magacaabay in ay ka soo dhalaalaan showsha loo magacaabay, ee inta ay guryo dhaadheer dhistaan aysan shaqadooda gabin.

Malaaq Shiino ayaa geesta kale sheegay in talaabadan ay tahay mid ay mudo dheer sugayeen, ayna ka qeyb qaadan doono sidii dadka dega gobolada Koonfur galbeed ay dhibaatada uga bixi lahaayeen, isagoo carabka ku adkeeyay in ay soo afjari doonto dagaalada ka socda Sh.Hoose.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Baydhab.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.