Daawo Sawiradda: Ardeyda Jaamacadda Ganaany Ee Baydhabo Oo Fadhiistey Imtixaanka Final Semesterka Ee Jaamacadda Sanadka

0 73

Baydhabo(INO)- Ardeyda Jaamacdda Ganaany Oo U fadhiistey imtixaanka jaamacadda Semeterka Koowaad Ee Sanadkan 2014.

Guud Ahaan  Ardey dhigta kuliyadaha Kala Gedisan Ee Jaamacadda Ganaay Ee Magaalada Baydhabo ayaa u  fadhistey imtixikaana Finalka Ah Ee Semesterka.

Qaar ka  Mid Ah Aedey oo lahadeen Shabakadda Idale News Online Xafiiskeeda Baydhabo  ayaa dareen farxad leh muujiey ayagoona rajeynayo inay Baasaan imtixaanka Jaamacadda.

Jaamacada Ganaany, waxay ka mid tahay jaamacadaha Fara ku tirsanka ah ee ku yaala Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya Gaar ahaam  Magaalad Baydhabo, ayaana bixiso dhoor kuliyadooda.

Halkan Ka Daawo Sawiradda.

Idale News Online,Xafiiska Baydhabo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.