Dhageyso: Dhakhtar Iimaan “Dadka yaan la cabsi gelin iyadoo Ebola la Arkin”

69

Dawlada Soomaaliya ayaa waxay beenisay in weli Cudurka Ebola Kiiskiisa lagu arkay qeybo katirsan Gobolka Shabellaha Hoose ee Dalka Soomaaliya.

ebolla

Dhakhtar Cali Cusmaan Iimaan oo ka howlgala Cusbitaalka Iqra ee Magaalada Muqdisho ayaa ka digay in la qal qal geliyo Shacabka Soomaaliyeed.

Waxa uu dhakhtarku sheegay inay hadii uu jiro warkaan ay dhibaato weyn ku tahay dadka Soomaaliyeed islamarkaana ay dadkeena yihiin Muslimiin istaabashada iyo cuno wada cunista ay wadaagaan.

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.