Dhageyso:Dooni La Sheegay In Ay Sido Hub iyo Ciidan Oo ku Xeratay Dekeda Baraawe Ee Caasimada Koonfur Galbeed Soomaaliya

0 65

Baraawe(INO)-Sida ay sheegayaan dad ku sugan degmada baraawe Ee G/sh hoose waxaa halkaas ku xertay dhowr doon oo sida hub iyo Ciidan la sheegay in ay ka yimaadeen deegaanka goob weyn ee gobolka jubada hoose taas oo walaac xiligan ay ka muujinayaan dadka shacabka ah ee ku nool baraawe iyo nawaaxcigeeda.

baraawe

Dhanka kale Nabadoon C/raxmaan abuubakar  ayaa daboolka ka qaaday in qorsho iyo dana gaara ah laga leeyahay doomankaa iyo Ciidamada saaran.

Halkan Ka Dhageyso.

Waxaan dowlada iyo beesha caalamka aan lasocodsiineynaa in dooman ay ku soo xerteen baraawe oo ay saaranyihiin Hub fara badan iyo Ciidamo aan la ogeyn cida ay ka amar qaataan”

Sidaa daraadeed dowlada waa inay arintaasi la socotaa danaha laga leeyahay ayaa ah in lagu huriyo dagaalada ka dhaca had iyo jeyr G/shabeelaha hoose ayuu yiray nabadoonka.

ilaa iyo hada lama oga Cida is kaleh hubkaas iyo doomanka. Wax garadki sheegeen,

Waloo warar ay heshay danan ay sheegayaan inay Ciidamada ka amar qaatan korneel bare kana soo baxey deegaanka gobweyn oo duleedka ka ah Magaalada kismaayo ay baraawe gaareen balse warkaasi si toos ah looma hubo.

Idale News Online, Baraawe.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.