Daawo: Deeq Lacageed Oo La gaarsiiyay Dad Dhaawacyo Kala Duwan Qaba Oo Ku Jira Cisbitalka Baydhabo Janaay

0 51

 Baydhabo(INO)-Waxaa Maanta Deeq Lacageed Lagaaarsiiyay Dad Dhaawacyo Kala Duwan Qaba Oo Ku Jira Cisbitalka Baydhabo janaay, dadkan dhawaan lagu soo rasaaseyey Gobolka Bakool  iyo dadkii ku dhaawacmey Qaraxii dhawaan ka dhacey magaalada Baydhabo ayaa loo qiibiyey deqdaasi.

Haween macalimiin ka ah iskuulka DR. CABDALLAHA DEEROW ISAAQ ayaa deeq ka kooban lacag iyo dhar waxa ay maanta gaarsiiyeen dad yaala isbitaalka magaalada Baydhabo oo kusoo dhaawacmay weerar gaadma ahaa oo ay la beegsadeen koox burcad ah, xili ay marayeen wado isku xirta Hiiraan iyo Bakool.

Haweenkaas ayaa dadka bukaanka ah oo ka kooban 12 qof oo ay 2 ka mida yihiin dumar waxa au u gacan geliyeen, oo ay siiyeen deeqda deeqda.

Dhaawacyada ayaa waxaa ku jira qaar halis ah, hase ahaatee intooda badan wey soo kabsanayaan, kadib markii lala tacaalay.

BayHospital4

Halkan Ka Daawo.

 

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.