Dhageyso:Naafada Muqdisho oo taageero u muujisay R/W cusub Ee Soomaaliya

0 57

Muqdisho(INO)-Koox Naafo ah ayaa maanta Muqdishu isugu soo baxday si ay taageero ugu muujiyaan Reysal-Wasaaraha Cusub Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke.

naafadda

Waxaa banaan baxooda soo agaasimay urur ay leeyihiin, kaasoo masluuliyiin u hadashay ay sheegeen in ay Reysal-wasaaraha cusub, CCC Sharma’arke, ka codsanayaan waxqabad.

Naafadu waxa ay xasuusiyeen Reysal-Wasaaraha in aanu iloobin balan uu ka qaaday oo ahayd in uu si gaara wax ugu qabanayo.

Halkan Ka Dhageyo Codka Dubad Barre.

Dubad Barre Maxamuud, oo ah xubin ka tirsan Golaha Naafadu leeyihiin, ayaa sheegay in ay doonayaan in ay iska dhex arkaan xukumadda lasoo dhisi doono.

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.