Dhageyso:Madaxweynaha Puntland Cabdi weli Maxamed Cali Gaas oo talooyin muhiim ah bixinaya

48

Muqdisho(INO)-Madaxweynaha maamulka Puntland C/welli Maxamed Cali Gaas oo shalay soo xiray kulankii la xisaabtanka golaha wasiirada ee maamulkaasi ayaa dardaaran u jeediyay wasaaradaha kala duwan ee maamulkaasi.

gaas

Madaxweyne Gaas, ayaa sheegay in wasiirada looga baahan yahay inay la yimaadaan waxqabad dhab ah, si aysan u qaban dhaartii ay dhaarteen markii xilalka ay qabanayeen.

Halkan Ka Dhageyso Codka Dr. Gaas.

Wuxuu amaan u jeediyay qaar kamid ah wasaaradaha oo uu sheegay inay sameeyeen qorshe howleedka sanadka soo socda iyo waqtiga ay howlaha ku qaban karaan.

Mr Gaas ayaa kula taliyay wasiirada kale inay sameeyeen qorshe howleedka sanadka 2015 ayna cadeeyay waxay qabanayaan iyo waqtiga ay ku qabanayaan.

Idale News Online, Gorawe.

You might also like More from author

Comments are closed.