Dhageyso: Xildhibaan Proff. Ibbi”Ciidamada badali karo Sierra Leone Waa la helay”

0 61

Muqdisho(INO0-Xildhibaan Ibbi, ayaa ugu horeyn ka hadlay xaalaha dhanka amaanka ee guud ahaan dalka Soomaaliya iyo sida ugu wanaagsan ee horumar looga sameyn karo amniga gobolada dalka Soomaaliya.

ibbi

Prof Ibbi, ayaa sheegay in iskaashi dhexmara laamaha kala duwan ee dowlada Soomaaliya horumar lagu gaari karo, isagoo ka hadlay qorshaha badalka ciidamada Sierra Leone ee ka tagaya dalka Soomaaliya bilowda sanadka cusub.

Xildhibaanka ayaa arin wanaagsan ku tilmaamay in ciidamada dowlada Soomaaliya iyo kuwii loo tababaray maamulka Axmed Madoobe ay mudan yihiin inay la wareegaan fariimaha ay ka baxayaan ciidamada Sierra Leone oo aan dalka la keenin ciidamo kale.

Halkan Ka Dhagesyo Codka Proff, Ibbi.

Wuxuu sheegay in xiligan la joogo waqtigii ciidamada dowlada Soomaaliya ay la wareegi lahaayeen guud ahaan amaanka dalka Soomaaliya, laakiin aysan jirin cid dooneyso in arintaasi ay dhacdo.

 Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.