Dhageyso:Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud Oo Talo soo jeedin wanaagsan sameeyay

47

Muqdisho(INO)-Xildhibaan Maxamed Cumar Maxamuud oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya oo la hadlay Idaacada Risaala ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xafiisyada Madaxweynaha,Gudoomiyaha Baarlamaanka,iyo Raysal Wasaaraha loogu baahan yahay in ay ka dhabeeyaan balanqaadkii ahaa in Dalka la gaarsiinayo doorasho xur ah.

Xildhibaano

Xildhibaan ka ayaa sidoo kale sheegay in Shacabka loogu baahan yahay in ay la shaqeeyaan Dowlada Soomaaliya si Dowlada Soomaaliya ay u gaarto hiigsiga 2016 iyo hirgelinta nidaamka Federaalka.

Halkan Ka Dhageyso Codka.

Dowlada Soomaaliya ayaa ku dadaaleyso dhaqan gelinta Barnaamijka Hiigsiga Cusub ee 2016 iyo in Dalka ay ka dhacdo doorasho xur iyo howlo kale oo muhiim ah oo dowlada Soomaaliya laga rabo iney fuliso ka hor 2016.

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.