Daawo Sawiro: Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Oo Kormeer Ku Tagay Dekedda Kismaayo

0 67

Kismaayo(INO)Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadam ayaa maanta kormeer ku tagay dekadda weyn ee magaalada Kismaayo.

Sawiro laga soo qaaday madaxweyne Shariif Xasan oo ay kormeerka ku wehlinayeen wafdigii Baydhabo ka raacay isla markaasina ay horkacayeen mas’uuliyiinta maamulka Jubbaland ayaa muujinayey niyad sami dhexmartay maamulada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed.

1234567891011

Idale News Online, Kismaayo.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.