Daawo: Malaaq Xasan Shurre Maxamuud Oo Shir Jaraa’id Ku Qabtey Baydhabo Janaay Uguna Hadley Ku Biiritaanka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

87

Baydhabo(INO)-  Magaalada Baydhabo Waxa shir jaraaid ku qabtey Gudoomiyihii gollaha Guurtida Maamulkii  Lixda Gobol oo Dhawaan ku soo biirey Maamulka 3da Gobol Malaaq xasan shurre maxamuud, waxaan uu ha hadley ku soo biiritaaanka maamulka koonfur galbeed soomaaliya.

Malaaq-Shurow

Malaaq Xasan shurre  ayaa sheegey inuu aad ugu faraxsan yahay, khilinta khilaafkii odayaasha koonfur galbeed soomaaliya.

Halkan Ka Daawo Video

Idale News Online, Baydhabo.

You might also like More from author

Comments are closed.