Daawo: Madaxweynaha Maamulka Khatumo State oo Gaarey Magaalada Muqdisho Kana Hadley Heshiiska Soomaaliya iyo Somaliland

93

Muqdisho(INO) —Madaxweynaha maamu  goboleedka khaatumo state Dr Cali Khaliif Galeyr oo ku sugan magalada muqdisho ayaa ka hadley heshiiskii soomaaliya iyo somalilnad waxaana uu sheegey in khatumo state ay xaq u leedahay in ay ka qeyb qaadato hishiiskaa maadaama deegaanka lagu heshiinayo ay wax ka degaan hadalkii Dr Cali Khaliif.

galeyr

Halkan Ka Daawo Video.

Idale News Online, Muqdisho.

 

You might also like More from author

Comments are closed.