Dhageyso:Madaxweynaha iyo Ra,iisul wasaaraha oo ka qayb galay Xaflad Muqdisho lagu qabtay

0 48

Muqdisho(INO)-Xaflad Balaaran oo uu soo abaabulay maamulka Gobolka banaadir ayaa Xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho waxaana ujeedkeedu ahaa soo dhaweynta Ra,iisul Wasaaraha Cusub Ee Somalia Dr Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma arke looguna Mahadcelinayay Madaxweynaha Jamhuuriyada soo Magacaabistiisa Dr Cumar.

cumar_iyo_Xasan-620x330

Waxaa ka qayb galay madaxweynaha Ra,iisul wasaaraha Wasiiro Xildhibaano Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Taliyayaasha Ciidanka Qalabka sida qaybihiisa kala Duwan Siyaasiyiin iyo Qaybaha Bulshada Gobolka Banaadir Iyadoo Khudbado lagu dheeraaday laga soo jeediyay Ra,isul Wasaaraha ayaana lala dar daarmay 1 Dii Habeeenimo ayayna soo Dhamaatay iyadoo markaas ka dib Boqolaal dadweyne ah ay camireen wadooyinka kuwaas oo hayaad ah.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.