DHAGEYSO:Wasaarada Arimaha Gudaha DF Soomaaliya Oo Deeq Gaarsiineyso Gobolka Bakool

0 110

Xudur(INO)-Gudoomiye ku xigeenka degmada xudur ee gobolka   bakool aadan maxamed cabdi  oo la hadlay  Warbaahinta  ayaa waxaa uu sheegay in ay dhawaan soo gaari doonto deeq rashin ah oo ay ugu tala gashay Wasaarada Arimaha gudaha xukumada soomaaliya.

Xudur

Aadan Maxamed cabdi Gudoomiyaha ku xigeenka degmada xudur ee gobolka bakool ayaa waxaa uu sheegay in ay dhawaan soo gaari donan raashinkaasi.

Halkan Ka Dhageyso codka Aadan Maxamed Cabdi Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Xudur

Gobolka Bakool  ayaa waxaa laga soo warinayay xaalad  nolo xumo iyadoo deeqdaani  wax badan ka badali doonto xaaladaasi haddii ay gaarto.

Idale News Online, Xudur, Bakool

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.