DHAGEYSO: Maamulka Madoobe Nuunow Oo Mar kale Diidey Ku Biirista Maamulka KG Soomaaliya

89

Baydhabo(INO)-Maamulka Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa waxay ka hadleen wararka sheegaya in wada hadal ay la fureen Maamulka Seddexda Gobol ee Shariif Xasan Hogaamiyo.

Halkan Ka Dhageyso

Ugaas Maxamed oo ah Afhayeenka Maamulka Lixda Gobol ee Madoobe Nuunoow hogaamiyo ayaa waxa uu sheegay inay been abuur tahay wararka sheegaya in ay wada hadal la fureen Shariif Xasan Shiikh Aadan.

MAAMULKA  Nuunow

Waxa uu Afhayeenku sheegay inaysan waxba kala socon wararka sheegaya in Gudoomiye Jawaari uu wado qorshe labada maamul la isku soo hor fariisinayo.

Idale News Online, Baydhabo

You might also like More from author

Comments are closed.