DHAGEYSO: Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Fariin Baaq Ah loo Direy

92

Muqdisho(INO)-Proff. Yaxye Cali Ibraahim oo ah madaxa Jaamacada Somali International University ee ku taalla Magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in madaxweyne Xasan laga filayo soo magacaabida R/wasaare tayo leh oo dadka iyo dalka hogaamiya.

jaamacadda-carabta

Proff. Yaxye Cali Ibraahim Hogaanka Jaamacada  waxa sidoo kale uu sheegay inay jiraan Xildhibaano mucaarad iyo muxaafad ah oo dawlada hadda katirsan loogana baahan yahay R/wasaaraha Cusub ee soo socda inuu noqdo mid usiman Mas’uuliyiinta dawladaasi.

Halkan Ka Dhageyso

Idale News Online, Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.