DHAGEYSO:Gudoomiyaha Xisbiga shacabka Geeska Africa oo shaaciyay in uu u taagan yahay xilka RW Dalka

90

Muqdisho(INO)-  Gudoomiyaha xisbiga shacabka Geeska Africa Mr. Haabiil Cabdi Heybe oo hada ku sugan dalka dibadiisa  ayaa Warbaahinta uu sheegay in uu aad u daneynayo xilka Raiisul wasaare ee soomaaliya in uu qabto.

maxresdefault

Haabiil Cabdi Heybe ayaa waxaa uu intaas ku daray in hadii loo magacaabo xilkaas uu la imaanayo wax qabad muuqada waxaa kaloo uu intaas raaciyay in markasta uu ku dadaalayo tanaasul iyo in uu soo dhisayo xukuumada tayoleh qancikarta shacabka soomnaaliyeed iyo aduunka oo dhan kana saari karta dalka dhibaatooyinka hada taagan.

Halkan Ka Dhageys

Idale News Online, Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.