DHAGEYSO: Dowlada Kuwaite oo safaaradeeda dib uga furanaysa Soomaaliya

86

Muqdisho(INO)-Wasiirka arimaha dibada dalka Kuwait oo maanta hogaaminayey wafdi Carbeed ayaa saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho waxana ay heshiisyo kala saxiixdeen madaxda dalka.

xasan-iyo kuweyn

Wasiirka arimaha dibada dalka Kuwait ayaa ka dhawaajiyey in ay goor dhow safaaradoodi ay ku lahaayeen Muqdisho ay dib u furi doonaan.

Halkaan hoose ka dhageyso codka wasiir Sheekh Sabaax Khaalid oo ku hadlaya afka Carabiga.

Idale News Online, Muqdisho

You might also like More from author

Comments are closed.