DHAGEYSO: 3-December Maxey Dadka Soomaliyeed Ku Xasuustaan?

126

Muqdisho(INO)-Maanta oo ay taariikhdu ku began tahay 3-bisha December ayaa waxaa ay dadka soomaliyeed u aheed maalin mugdi iyo masiibo xambaarsan ka dib markii arday dhameysatay barakada koobaad ee heerka jaamacadda iyo masuuliyiin ka tirsanaa dowladii waqtigaasi jirtay ee ku meel gaarka aheed aqoon yahano macalimiin ay ku dhimteen qarax ka dhacay hotel shamow ee magaalada muqdisho.

Cadow, Shahiid, Wayeel, Qamar

Maanta oo laga joogo 5 sano waxaa wali la xasuusan yahay dhacdadaasi muruga xambaarsaneed hadaba waa arinkaasi idacaadda simba ee magaalada muqdisho uga waramaayo mid ka mid aqoonyahanadii waqtigaasi joogay.

Uurku taala shaamow waxaa dhacay kuwa la mid ah oo lahu layay arday aan waxba galabsan.

Halkan Ka Dhageyso

You might also like More from author

Comments are closed.