Dhageyso:Eedeyn loo jeediyay maamulka isbitaalka Baydhabo Janaay

201

Baydhabo(SHL-NEWS)-Qaar kamid ah shaqaalaha isbitaalka magaalada Baydhabo ayaa ka cabasho ka muujiyay mushaar la’aan xiligani soo wajahday shaqaalaha muddo bilooyin ah,sida ay sheegeen.

BayHospital4

Shaqaalaha oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay inay walaac ka muujinayaan in isbitaalka oo aan mushaar loogu qeybin muddo bilooyin ah, siday hadalka u dhigeen.

Waxay ka codsadeen maamulka isbitaalka magaalada Beydhabo ee gobolka Baay in shaqaalahaasi ay heleen xaquuqda ay ku leeyihiin maamulka maadaama ay shaqeynayeen muddo badan.

Maamulka isbitaalka magaalada Baydhabo ayaanan ka hadlain cabashada kasoo yeerayso qaar kamid ah shaqaalaha ka shaqeeya isbitaalka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay.

Halkan Ka Dhageyso

Idale news Online, Baydhabo

You might also like More from author

Comments are closed.