Dhageyso:Dibadbax ka Dhan Madxweynaha Soomaliya oo ka Dhacay Gobolka Sanaag

78

Iyadoo wali aanu saldhigan khilaafka u dhaxeya madaxweynaha dowlada somaliya mudane sheikh maxamuud iyo Raisul wasaare cabdi wali shiiikh axmed maxamed ayaa maanta waxaa bananbaxyo balaaran oo looga soo horjeeda madaxweyne xasn sheikh waxaaa uu ka dhacay qeybo ka mid ah gobolka sanaag.

dibadbax111

Dadka dibadbaxa dhigayay yaaa waxaa ay ku dhawaaqaeyeen erayo ka dhan  ah madaxweynaha soomaliya .

Dadkaasi bananbaxa soo qaban qaabiyay oo warbaahinta la hadlay ayaa waxaa ay sheegeen in madaxweynahu uu ka  baxay balanqaadyadii uu horay u balanqaaday.

halkaan ka dhageyso dadka  dibadbaxa dhigayay

Idale News Online, Sanaag

You might also like More from author

Comments are closed.