Dhageyso: Falanqeynta Maxaa ka dhalan kara arimaha Baydhabo Janaay?

102

Baydhabo Janaay(INO)-Qaar kamid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa ka hadlay waxyaabaha ka dhalan kara siyaasada isdiidan ee magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.

Siyaasi Cabdi Xaashi, oo kamid ah siyaasiyiinta Soomaliyeed ayaa sheegay in waqti kale uu ku lumi karo xaalada magaalada Baydhabo, isagoo sheegay in dowlada ay masuul ka tahay.

Wuxuu sidoo kale sheegay in hadalka kasoo yeeray gudoomiyaha baarlamaanka ay fursad kale oo weyn u tahay dhinacyada maamulka lixda gobol ee koofur galbeed.

Cabdi Xaashi ayaa ugu baaqay dhinacyada magaalada Baydhabo ee  gobolka Baay inay sameeyeen dadaalo ay kaga fakarayaan aayaha dadka ku dhaqan deegaanada gobolada Baay iyo Bakool.

Halkan Ka Dhageyso

musharaxiin-620x330
Idale News Online, Xafiiska Baydhabo

You might also like More from author

Comments are closed.