Daawo Video:Dood Kulul Oo ku Saabsan khilaafka Madaxda Sare Dalka Oo Magaalada Minneapolis ka Dhacdey

Dood kulul Oo Ku saabsan khilaafka Madaxda Sare dalka Soomaaliya ayaa waxa ay dhexmarey labo  aqoonyahano soomaaliyeed Oo Kala Ah Eng. Saadiq Cabdulaahi Cabdi iyo  Aqoonyahan Mukhtaar Sheekh Yuusuf oo labaduba degan magaalada Minneapolis ee dalka mareykanka.
Doodan oo ah mid aad u xiiso badan isla markaana, la tixraacayo dastuurka soomaaliya .

Halkan Ka Daawo Video

dood
Idale News Online Mn, USA

Comments are closed.