Baydhabo oo laga taagay Calanka Cusub Ee Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya

124

Calan uu yeelanayo Maamul Goboleedka 3-da Gobol Ee Koonfurta wadanka Somalia ayaa Maanta Laga taagay Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Baay.

Ka dib ansaxintii Dasuurka uu yeelanayo Maamulka Sadexda Gobol ee Koofur Galbeed ayaa Magaalada Baydhabo ayaa gudiga farsamo ee Baydhabo ee maamulkaasi waxaa ay sheegeen in la magacaabi doono gudiga doorashooyinka.

Sidoo kale waxaa Magaalada Baydhabo laga taagay Calan uu yeelanayo Maamulka Sadexda Gobol ee Koofur Galbeed, sida uu sheegay Afayeenka Gudiga farsamo ee Maamulka Sadexda Siyaad Shiikh Cumar.

calanka

Sahal News, Baydhabo Janaay

You might also like More from author

Comments are closed.