Dhageyso: Nuxurka Khudbadkii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Shirka KG Soomaaliya

120

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta gaaray magaalada Baydhaba ee xarunta gobalka Bay ayaa furay shirka dhismaha maamulka K/galbeed ee 3 gobal.

Waxa uu madaxweynaha halkaasi ka jeediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysa, waxaana sidoo kale uu ka hadlay aragtida ku aadan diidmada shirkaasi ee xubno ka mid ah dadka kasoo jeeda gobalada Koonfur Galbeed.

Halkan Ka Dhageyso

xasan sheekh

You might also like More from author

Comments are closed.