DEG DEG: Wefdi Hordhac Ah Oo Hogaaminayo Xildhibaan Shariif Xasan Sh. Aad Oo Gaarey Baydhabo Janaay

115

wafdi balaaran oo hogaaminyao xidhibaan shariif xasan sheekh aadaan ayaa hada gaarey magaalada baydhabo janaay.

wefigan ayaa  waxaa halkaasi ku soo dhaweeyey waxgaradka magaalada baydhabo janaay, ayadoona, sdioo kale magaalada saaka ay soo gaareen, ciidamo ka tirsan ilaalada madaxtoyada soomaaliya.

waxaan saaka lag dareemo magaalada baydhabo, jawig degan, ciidamo badan ayaa la daadiyey wadooyinka magaalada soomaaliya, waxaana sidoo kale la filayaa inuu soo gaaro magaalada  baydhabo madaxweynaha JFsoomaliya, si uu ugu qiib galo  shir weynaha ka furmaya maanta.

shariif xsan

Waxii ka soo kordho,Kala soco Idale News Online

 

You might also like More from author

Comments are closed.