Dhageyso: Gudoomiya Baarlamaanka Soomaaliya oo Baydhaba kula kulmay siyaasiin iyo Waxgarad

Gudoomiyaha Baraalmaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo shalay gaaray magaalada Baydhaba ee gobalka Bay waxa uu kulamo gaar gaar ah la qaatay siyaasiin iyo Odayaal ku sugan magaaladaasi.

Maanta oo Isniin ah ayaa la filaayaa in Gudoomiye Jawaari uu faah faahin buuxdo ka siiyo saxaafadda, uljeedka kulamadaasi iyo sidoo kale waxa safarkiisa uu ku qotomo.

DHanka kale maamulka Madoobe Nuunoow Maxamed ayaa ilaa iminka waxa uu ka biya diidan yahay ka tanaasulista maamulkaasi ee Lixda gobal maamuli doona.

Halkan Ka Dhageyso

kw3Jawaari

Comments are closed.